Jorgen Klopp Ayaa Ciyaartoygan La Soo Wareegay Si Uu Mar Labaad u Hanto Horyaalka PL.

Jorgen Klopp Ayaa Ciyaartoygan La Soo Wareegay Si Uu Mar Labaad u Hanto Horyaalka PL.

Kooxada liverpool ayaa ka rumaysay rajadii koobad ay ka lahayd suuqa kala iibsiga ee xili ciyarad kan oo gacanta kusoo dhigtay ciyartoygiii ay ku raadka jogeen mudadii uu furna suuqa kala ibsigu.


kubad sameeyhaya kooxaa bayern munich ee thiago alcantara aya noqday dookha koowad ee tababare jorgen klopp uu ku dufaacan laha markiisi labad oo xidhiidh koobka premier league.

Thiago alcantara aya si dhaw loola xidhiihinayay inuu kublaaban karo kooxdiisi hore ee Barcelona balse tababare riman koman ayan u arkin mid la jaan qaadi kara dibu dhiskiisa cusub oo ka door biday xidiga ay isku wadan yihiin ee Georginio Wijnaldum

Manchester united aya ahayd kooxda kula tartamaysay helida adeega xidiga reer spain balse xiisaha red devils ayan hayn mid heer sare gaadhsiinayn madama y lasoo wareegen donny vab debeek.

Thiago alcantara oo 29 sano jir ah aya 7 sano kusoo qaatay garoonka arena stadium isagoo kooxada reer garmal kula guulaystay 7 bundis league 4 DFB pokal hal fifa club worl cup iyo hal koob chapion league

Wariyaha aad loogu kalsoon yahy eeFabrizio Romano ayaa bogiisa Twitter ka kuso qoray inay liverpool heshiish laga gaadhay kooxada bayern Munich ooy miiska u saartay lacag cadadkedu dhan yahay €20m walow bayern ay ku adkaysanayo €30m.

Klop oo madaxada liverpool dabada ka riixayay inay ogaladan rabitanka bayern ayaa door wayn ku yeeshay in is afgrad meel mar ay labada koxod yeeshan

thiago alcantara aya la filaya inuu saxeexi doono heshiish uu ku joogi doono garoonka Anfield ilaa 2024 iyada oo lagu dhawaaqi doono heshiishka oo faahfaahasan saacadha soo socda