Javier Zanetti Ayaa Soo Saaray Baaq Ku Saabsan Xanuunka Coronavirus?

Javier Zanetti Ayaa Soo Saaray Baaq Ku Saabsan Xanuunka Coronavirus?
Javier Zanetti Ayaa Soo Saaray Baaq Ku Saabsan Xanuunka Coronavirus?

Halyeeyga kooxda Inter iyo madaxweyne ku xigeenka haatan Javier Zanetti ayaa sawiro la wadaagey baraha bulshada ee barta bulshada ee Instagram si loogu dhiiri geliyo dadka inay ku deeqaan inay gacan ka geystaan dagaalka ka dhanka ah Coronavirus.

Xanuunka Coronavirus ayaa khalkhal weyn ku abuurtay wax walba isbuucyadii iyo bilooyinkii la soo dhaafay Zanetti ayaana ku booriyay dadka in laga caawiyo.

zanetti

Zanetti oo mustaqbalkiisa ciyaareed oo dhan ku qaatay buugaagta Inter oo rikoorkaasi dhigay rikoodhkii ugu badnaa ee uu u soo ciyaaray kooxda ayaa dhajiyay

“Maanta waxaan u adeegsanaynaa maaskaro si aan u ilaalinno nafteena, Berrito si loo caddeeyo cidda aannu nahay Iga caawi sidii aan u taageeri lahaa kuwa aan waligood quusan Ku tabaruc deeqdaada marna ha dhaafinin intaba”