Isku Beega Tartanka Degmooyinka Gobolka Benaadir?

Isku Beega Tartanka Degmooyinka Gobolka Benaadir?
Isku Beega Tartanka Degmooyinka Gobolka Benaadir?

Isku Beega Tartanka Degmooyinka Gobolka Benaadir Ee Dalka Soomaaliya Oo Ay Sanadkan Ka Qayb Gali Doonaan 19-Degmo Oo Gobolka Benaadir Ka Kooban Yahay.


19-Degmo Ee Ka Qayb Gali Doona Tartanka Degmooyinka Gobolka Benaadir Ayaa Loo Qaybiyey 4-Group Oo Hal Degmo Ku Tartami Doonaan 4-Degmo Halka Sadex Group Ku Tartami Doonaan Min Shan Degmo.

Group A:- Xamar Jajab, Afgooye, Kaxda, Heliwaa & Kaaraan.

Group B:- Dharkeenlay, Balcad, C-casiis, Boondheere & Dayniile.


Group C:- Shangaani, Shibis, Warta Nabada, Howl Wadaag Iyo Xamar Weyne.

Group D:- Waabari, Hodan, Yaaqshid Iyo Wada Jir.


Hadaba Akhriste Waa Groupkee Kan Aad Isleedahay Waa Ugu Adag, Maalinta Finalkana Labada Degmo Ee Isku Iman Doona Nala Wadaag Mahadsanid.

28-Muxaram-1442 Arbaca By Tayo Qaran AL-AhmaDi.