Isku Beega Tartanka Berbera Cup Garoonka Cabdalle Stadium?

Isku Beega Tartanka Berbera Cup Garoonka Cabdalle Stadium?
Isku Beega Tartanka Berbera Cup Garoonka Cabdalle Stadium?

Waxaa Lagu Dhawaaqay Isku Beega Tartanka Berbera Cup Lagu Qaban Doono Garoonka Cabdalle Stadium Xaafada Waraabe u Taag Ee Magaalada Berbera.

Munaasibadan Shaacinta Tartanka Berbera Cup Ayaa Waxaa Munaasibada Ku Sugnaa Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somalilaan Yuusuf Mire Maxamed “Boss” Iyo Maamulka Ciyaaraha Ee Gobolka Saaxil.

Tartanka Berbera Cup Ayaa Waxaa Ka Qayb Gali Doona 13-Kooxood Oo Loo Soo Xulay Inay Ka Qayb Galaan Tartankan Oo Bilaaban Doona Maalinta Axada Hadii Alle Idhaahdo.

Group A:- Ciidanka Asluubta, BOT, Dp World Iyo Wasaarada Ganacsiga.

Group B:- Towfiiq, Wakaalada Biyaha, Wasaarada Maaliyada Iyo Yovenco.

Group C:- DHB, Wasaarada Gadiidka, Ciidanka Booliska, Marines Iyo Xidigaha Sheekh.

Labada Kooxood Ee Ciidanka Asluubta Berbera Iyo B.O.T Ayaa Maalinta Axada Ee 02-Saffar-1442 Lagu Daah Furi Doonaa Tartankaasi Hadii Alle Idhaahdo Mahadsanid.

28-Muxaram-1442 Arbaca By Tayo Qaran AL-AhmaDi.