Isbadal Ku Yimid Koobkii Laga Bilaabi Lahaa Garoonka Xawaadle?

Isbadal Ku Yimid Koobkii Laga Bilaabi Lahaa Garoonka Xawaadle?
Isbadal Ku Yimid Koobkii Laga Bilaabi Lahaa Garoonka Xawaadle?

Iyadoo Lagu Waday In Galabta La Daah Furo Koobka Xawaadle Cup Ee Mar Istaabashada Garoonka Xawaadle Degmada 26-June Ee Magaalada Hargeysa Ayaa Waxaa Galabta uu Yahay Fasax.

Waxaa Koobkan Oo Ay Ka Qayb Gali Doonaan 12-Kooxood Noqon Doonaa Mid Beri Galinka Danbe Oo Axad ah La Daah Furi Doono Hadi ALle Idhaahdo Sidaa Ula Socdaan Dadweynaha Sida Weyn u Xiisaysa Ciyaaraha Maxaliga ah Ee Magaalada Hargeysa.

30-Jamadul Awel-1441 Sabti By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.