Inter milan oo dalab ka gudbisay luka modric.

Inter milan oo dalab ka gudbisay luka modric.
Inter milan oo dalab ka gudbisay luka modric.


Inter Milan ayaa qorsheyneysa inay u dhaqaaqdo ciyaaryahanka qadka dhexe ee Real Madrid Luka Modric. sidaasi waxa laga soo xigtay shabakada Sport, oo sheegaysa in Inter ‘ay heshay dareen rajo leh oo ay ku qanacday’ in ugu dambeyntii ay la soo wareegi karaan kubad sameeyaha 34 jirka ah.

Modric, oo noqonaya 35 jir bisha Sebtember, ayaa galay 18kii bilood ee ugu dambeeyay qandaraaskiisa Bernabeu wuxuuna xaq u leeyahay inuu inter saxeexo heshiis hordhac ah bisha Janaayo 2021 Waxaa la sheegayaa in Real Madrid ay dhageysan doonto dalabyada u imaanaya luka Modric si ay uga fogaato inuu si bilaash ah ugu baxokooxda sannadka soo socda