Xiddig diirada u saaran Man Utd ayaa u sheegay kooxdiisa inuu baxo xagaagaan.

Xiddig diirada u saaran Man Utd  ayaa u sheegay kooxdiisa inuu baxo xagaagaan.
LIVERPOOL, ENGLAND - DECEMBER 11: Kalidou Koulibaly of Napoli battles with Mohamed Salah of Liverpool during the UEFA Champions League Group C match between Liverpool and SSC Napoli at Anfield on December 11, 2018 in Liverpool, United Kingdom. (Photo by Simon Stacpoole/Offside/Getty Images)

Ma noqon karaa mataanka harry maguire?, wararka suuqa kala iibsiga

Daafaca dhexe ee kooxda Napoli ayaa ka farxiyey Red Devils kadib markii uu u sheegay madaxweynaha kooxdiisa Napoli inuu diyaar u yahay inuu ka tago xagaagan, wararka suuqa kala iibsiga oo siwayn isu soo taraya ayaa soo werinayaa inuu xiggani doonaayo inuu ka ciyaaro premiere league xilli-ciyaareedka soo socda.

Kalidou Koulibaly ayaa diyaar u ah inuu xagaagan ka tago kooxda Napoli hadii dalab ku haboon la helo, taasoo la micno ah in Manchester United iyo kooxaha kale ee reer Yurub ay qarka u saaran yihiin inay kordhiyaan raacdada ay ugu jiraan daafaca dambeedka dhexe ee caalamka kubada cagta aadka looga qiimeeyo.

Wargayska Naples ka soo baxa ee Il Mattino ayaa sheegaya in Koulibaly u sheegay madaxweynaha kooxda Aurelio De Laurentiis inuu diyaar u yahay inuu ka tago dhamaadka xilli ciyareedka taleefanka.

Man united ayuu warkanifarxad gelinayaa maadaama ay mudo ku raad joogeen laacibkan reer senegal waxayna doonayaan inuu ka garab ciyaaro harry maguirre xilli-ciyaareedka soo socda.