Fulham 0-3 Arsenal: Willian iyo Gabriel ayaa dhulka ku tuuray

Fulham 0-3 Arsenal: Willian iyo Gabriel ayaa dhulka ku tuuray

Willian iyo Gabriel ayaa ku riyaaqay kulankoodii ugu horeysay ee dhiirigelinta iyadoo Arsenal ay 3-0 kaga badisay Fulham, kuwaasoo u adkeystay kulankoodii ugu horreeyay ee Premier League.

Arsenal ayaa ku bilaabatay si qancsan xilli ciyaareedka cusub ee Premier League iyadoo ciyaartooydii ugu horeysay ee Willian iyo Gabriel ay wacdaro ka dhigeen kulankii ay 3-0 kaga badiyeen Fulham.

Arsenal ayaa Garoonkooda kusoo Kaga soo Badizay  Kooxda  Fulham

Saxiixa Cusub ee reer Brazil The Gabreil ayaa Shabaqa soo taabtay Kulankiisii ugu horeeyay ee EPL ah isagoo Sidoo kale ka baxay garoonka isagoon Shabaqiisa Cleen Sheet

Saxiixa Cusub ee Ee REER Brazil William  ayaa kulankiisa Koobaad Kooxda ugu Deeqay Saddex Caawinaad

Aubameyang ayaa Sanadkii Labaad oo xidhiidh ah Ciyaarta koobaad shabaqa soo Taabtay

Lacazette ayaa isna Maanta Shabaqa Soo Taabtay kulanka furitaanka Sanadka Cusub isagoo sodass oo kale sameeyay sanadii 2017  Waa markii labad

ugu DanbaynKooxda Arsenal  ayaa 3 dhibcood iyo 3 Goal kala yomaaday kooxda reer london ee Fulham.