Final:- Waxaa Galabta La Soo Gunaanadi Doonaa Tartankii Xirfad Maal?

Final:- Waxaa Galabta La Soo Gunaanadi Doonaa Tartankii Xirfad Maal?
Final:- Waxaa Galabta La Soo Gunaanadi Doonaa Tartankii Xirfad Maal?

Hadii Alle Idhaahdo Galabta Waxaa Garoonka Ciyaarsame Degmada Ibraahim Koodbuur Lagu Soo Gunaanadi Doonaa Tartankii Xirfad Maal Oo u Dhaxeeyey Sideed Kooxood Oo Loo Soo Xulay.

Kooxda Power Leage.

Kooxaha Ciyaarsame Iyo Power Leage Ayaa Galabta Ku Kala Calaf Qaadi Doona Tartanka Xirfad Maal Oo Ahaa Mid Mar Is Arag ah.

Kooxda Ciyaarsame.

Hadaba Kooxdee u Rajeenaysaa Inay Qaadi Doonto Koobkan Galabta La Soo Gunaandi Doono Hadii Alle Idhaahdo Ee Garoonka Ciyaarsame.

23-Muxaram-1442 Jimce By Tayo Qaran AL-AhmaDi.