Final:- Wax Kastood Uga Baahan Tahay Kulanka Kooxaha Aragsan Jet Iyo Carwo Sadaam?

Final:- Wax Kastood Uga Baahan Tahay Kulanka Kooxaha Aragsan Jet Iyo Carwo Sadaam?
Final:- Wax Kastood Uga Baahan Tahay Kulanka Kooxaha Aragsan Jet Iyo Carwo Sadaam?

Waxaa La Soo Gaba Gabayn Doonaa Tartanka La Farax Walaalkaa Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa.

Kooxaha Carwo Sadaam Iyo Aragsan Jet Ayaa Kala Calaf Qaadi Doona Beri Galinka Danbe Hadii Alle Idhaahdo Oo Kooxna Kaalinta Koowaad Gali Doonto Kooxna Kaalinta Labaad.

Warbixino Guud Ahaan Tartankaasi La Farax Walaalkaa ah Hadii Alle Idhaahdo Malcab.com Ayaa Kuugu Heelan Soo Tabintooda Hana Moogaan Warar La Hubo Insha Allah.

Hadaba Kooxdee Ku Guulaysan Doonta Koobkan La Farax Walaalkaa Insha Allah.

03-Shabcaan-1441 Jimce By Tayo Qaran AL-AhmåDi.