Home SONYO CUP

Fasax Laba Maalmood Ka Dib Oo Sii Anba Qaadmi Doona Tartanka Sonyo Cup?

Fasax Laba Maalmood Ka Dib Oo Sii Anba Qaadmi Doona Tartanka Sonyo Cup?
Fasax Laba Maalmood Ka Dib Oo Sii Anba Qaadmi Doona Tartanka Sonyo Cup?

Iyadoo Laba Maalmood uu Fasax Ku Jiray Wareegii Labaad Tartanka Sonyo Cup Garoonka Hargeysa Stadium Ee Degmada Axmed Dhagax Magaalada Hargeysa Ayaa Galabta La Sii Anba Qaadi Doonaa Waxaana La Ciyaari Doonaa Hal Kulan Oo Group B ah Hadii Alle Idhaahdo.

Kooxaha Wakaalada Duulista Hargeysa Iyo Dp World Berbera.

Kooxaha Wakaalada Duulista Hargeysa Iyo Dp World Berbera Ayaa Wada Ciyaari Doona Markay Saacadu Soo Gaadho 03:45 Casarnimo Hadii Alle Idhaahdo.

Kooxda Dp World Berbera Waxay Lugtii Koowaad 3-0 Uga Soo Badisay Kooxda Wasaarada Biyaha Hargeysa, Halka Kooxda Wakaalada Duulista Hargeysa Isla Lugtaasi Koowaad Looga Soo Badiyey 3-4 Oo Kooxda Wasaarada Caafimaadka Hargeysa Oo Ka Soo Badisay.

Kooxda Wasaarada Caafimaadka Hargeysa.
Kooxda Wasaarada Caafimaadka Hargeysa.

20-Rajab-1441 Sabti By Tayo Qaran AL-AhmåDi.