Falanqeynta kulanka Brighton and hove Albion vs Chelsea

Falanqeynta kulanka   Brighton and hove Albion vs Chelsea

Kooxda chelsea ayaa xili ciyaaradkeda cusub ku bilaaban doonta safar ay ku tagi doonta gagada amex stadium ee kooxada Brighton and hove Albion ee ka dhisan magalada Birmingham. Iyada oo ujeedada franka Lampard ay tahay siduu u muujin laha dhiiga cusub ee ku shubay kooxdisa xili ciyaardkan furmaya iyo lacagtii faraha badnayd ee jeebka loogu shubay midha dhalakeeda.

Chelsae aya ku dhamaystay xili ciyarakedi 2019/2020 kaalinta 4 oo ay ku xaqiijistay usoo bixitaanka koobka koxaha yurub ee champions league halka ay Brighton ayay liiska kala saraynta ku dhamaystay kaalinta 15.

Hordhaca ciyaarta

Chelsae vs Brighton and hove Albion

Garoonka : amex stadium

Xiliga : 10:15pm saacda geeska africa

Maxa ka cusub warwarka laba kooxod

Brighton and hove Albion

Jose Izquierdo and Florin Andone Ayaa ku maqan dhaawacyo mudo dheera

Davy Propper aya isna i maqan dhaawac uu qabo dhinaca seedaha

Koxada aya waayi doonta adeegi laacibkoda Aaron Mooy ka tagay xili ciyaredkan

Chelsae fursad uma heli doonto inay hesho adeega labadededa saxeex ee difaaca ben chilwell iyo hakim ziyech oo qabab dhaawacyo . Shaki waxa ku jira inuu ciyarata kusoo bilaabmo kabatankii hore ee kooxada PSG oo ay chelsae suuqa xorta kula soo wareegtay balse aan wali kooxada wax tababara la qaadan wali. Christian Pulisic aya isna shaki la galinya taam ahaanshihisa

Kepa Arrizabalaga oo kalsoonidii frank Lampard lumiyay xili ciyaradkii hore aya laga yaaba inuu kusoo bilowdo kursiga kaydka oo Willy Caballero uu markale kusoo bilowdo ciyarta sido kle waxa ganaax ku maqan Mateo Kovacic

Xogaha muhiinkaa

1: lamay kulmin chelase wax guul darada 7dii kulan ee ugu danbeyay ee ay la ciyarto Brighton tartamada oo dhan

2: chelase waxa laga dhliyay 14 goal 5tii kulan ee u danbeyay ee ay marti noqoto

3:Brighton waxay ahayd kooxda ugu liitda ee xili ciyaradkeii hore gurigedda dhibco ku shaqaysta 22 dhibcood ayay ka keensatay 19 kulan oo gurigeda lagu ciyaray

4: brighton wax goal kamay dhalin 5tii kulan ee u danbeyy ee ay soo dhawayso kooxada chelase

Shaxada macquulkaa

Brighton: Ryan; Veltman, White, Dunk; Lamptey, Propper, Bissouma, Burn; Lallana, Trossard, Maupay.

Chelsea: Caballero; James, Zouma, Rudiger, Alonso; Kante, Jorginho; Havertz, Mount, Hudson-Odoi; Werner.

     Dr Zaami Salebaan