Home Wararka Maanta

Diyaar Ma u Tahay Inaad Ka Qayb Gasho Koobka Ramadaanka Ee Garoonka Guryo Samo|Isdiiwaan Gali.

Diyaar Ma u Tahay Inaad Ka Qayb Gasho Koobka Ramadaanka Ee Garoonka Guryo Samo|Isdiiwaan Gali.
Diyaar Ma u Tahay Inaad Ka Qayb Gasho Koobka Ramadaanka Ee Garoonka Guryo Samo|Isdiiwaan Gali.

Iyadoo Mudo Kooban Inaga Xigto Bishii Ramadaan Ee Sanadkan 1441 Ayaa Gudida Gacanta Ku Haysa Koobka Iyo Maamulkiisa Garoonka Guryo Samo Degmada Maxamuud Haybe Ee Magaalada Hargeysa Ay Ku Dhawaaqeen Inay Bilaabeen Diiwaan Galinta Kooxihii Ka Qayb Gali Lahaa Koobkaasi.

Hadaba Kala Xidhiidh Wixii Aad Uga Baahan Tahay Koobkan Numberada Maamulka Gacanta Ku Haya Garoonka Iyo Koobkan Oo Halkan Aad Ka Qoran Karto.

Alle Nabad iyo Caafimaad Qab Ha Inagu Gaadhsiiyo Bisha Ramadaan Ee Sanadkan 1441 Insha Allah.

28-Rajab-1441 Axad By Tayo Qaran AL-AhmåDi.