Deg Deg:- Kooxda 17-May Ayaa Magacowday Macalinkeeda Cusub Ka Dib Markii Uu Ka Tagay Macalinkii Hore Ee Kooxdaasi?

Kooxda 17-May Oo Ka Mida Kooxaha Heerka Sadexaad Ee Ka Dhisan Degmada 26-June Ee Magaalada Hargeysa Ayaa Si Rasmi ah u Shaacisay Inay Magacowday Macalinkeeda Cusub Ee Badali Doona Macalinkii Hore Ee Kooxdaasi Oo Dhawaan Shaqada Ka Tagay.

Macalinka Cusub Ee Koxoda 17-May Magacowday Ayaa ah Cabdirashiid Cali Xuseen Waxaana uu Hada Noqon Doonaa Macalinka Cusub Ee Kooxda 17-May Oo Ka Mida Kooxaha Ciyaarta Ciyaaraha Maxaliga ah Ee Garoomada Magaalada Hargeysa Qaarkood.

Macalinkii Hore Ee Kooxda 17-May Macalin Mustafe Maxamed Cali “Maschirano” Ayaa Shaqada Macalinimo Ee Kooxdan Hayey Sadexdii Sano Ee Kooxdu Aas-aasnayd Isagoo Kooxda Soo Gaadhsiiyey Guulo La Taaban Karo Iyo Dadaalo Ay Kooxdu Ku Faanayso.

23-Jamadul Thaani-1441 Isniin By Tayo Qaran AL-AhmåDi.