Home Wararka Maanta

Ciyaartoy Kale Oo Ka Tirsanaa Kooxda Xidigaha Cirka Hargeysa Oo Malcab u Sheegay Inuu Ka Tagay Kooxdaasi?

Kooxda Xidigaha Cirka Hargeysa Oo Ka Mida Kooxaha Heerka Koowaad Ee Caasimada Hargeysa Ka Dhisan Ayaa Waxaa Ka Tagay Mid Ka Mida Ciyaartoydii Kooxdaasi Mudadii Labada Sano ah u Soo Ciyaari Jiray.

Nagiib Cabdikariin Axmed Oo Ka Tirsanaa Kooxdaasi Xidigaha Cirka Ayaa Malcab u Xaqiijiyey Inuu Ka Tagay Kooxdii Uu Mudada Labada Sano Kula Sugnaa Ee Xidigaha Cirka.

Nagiib Cabdikariin Axmed Ayaa Ka Mid Ahaa Dhexaha Kooxda Cirka Labadii Sano Ku Sugnaa Kooxdaasi Waxaana Ka Tagista Kooxdiisu Ku Soo Beegmaysaa Xili Uu Socdo Koobka Sonyo Cup Ee 10-Kooxood Ee Caasimada Hargeysa Ka Dhisan Iyo Laba Kooxood Ka Kala Socda Magaalooyinka Boorama Iyo Berbera.

Ciyaartoy Kale Oo Ka Tirsanaa Kooxda Xidigaha Cirka Hargeysa Oo Malcab u Sheegay Inuu Ka Tagay Kooxdaasi?
Ciyaartoy Kale Oo Ka Tirsanaa Kooxda Xidigaha Cirka Hargeysa Oo Malcab u Sheegay Inuu Ka Tagay Kooxdaasi?

22-Rajab-1441 Isniin By Tayo Qaran AL-AhmåDi.