Ciyaartoy Ka Tirsanaa Kooxda Wasaarada Caafimaadka Hargeysa Oo Ka Tagay Kooxdaasi.

Ciyaartoy Ka Tirsanaa Kooxda Wasaarada Caafimaadka Hargeysa Oo Ka Tagay Kooxdaasi.
Ciyaartoy Ka Tirsanaa Kooxda Wasaarada Caafimaadka Hargeysa Oo Ka Tagay Kooxdaasi.

Rasmi:- Kooxda Kubada Cagta Wasaarada Caafimaadka Oo Ka Mida Kooxaha Heerka Koowaad Ee Caasimada Hargeysa Ka Dhisan Ayaa Waxaa Ka Tagay Ciyaartoy Ka Tirsanaa Kooxdaasi.


Xamse Axmed Maxamuud “Shulaac” Ayaa Kooxda Wasaarada Caafimaadka Laga Fasaxay Siday Ku Cadahay Warqada Fasaxa Oo Ay Ku Saxeexnaayeen Gudoomiyaha Iyo Ku Xigeenka Kooxda Wasaaradan Caafimaadka Hargeysa.


Xamse Shulaac Oo Kooxda Wasaarada Caafimaadka Ku Sugnaa 2-Sano Isla Markaana Ka Mid Ahaa Ciyaartoydii Dhexda Uga Ciyaari Jirtay Kooxdaasi Wasaarada Caafimaadka.

Malcab.com Ayaa Waydiisay Xamse Shulaac Kooxda u Xigi Doonta Mar Hadii Uu Kooxdiisii Hore Ee Wasaarada Caafimaadka Ka Tagay Waxaa uu Noo Sheegay Inuu Dib Ka Soo Sheegi Doono Kooxda Uu Ku Biiri Doono Hadii Alle Idhaahdo.


12-Jamadul Thaani-1441 Khamiis By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.