Beri Galinka Danbe Oo Uu Furman Doono Tartanka La Farax Walaalkaa?

Beri Galinka Danbe Oo Uu Furman Doono Tartanka La Farax Walaalkaa?
War Deg Deg ah Oo Ka Soo Kordhay Tartankii La Farax Walaalkaa?

Beri Galinka Danbe Jimcaha Garoonka Dhalinta Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Magaalada Hargeysa Hadii Alle Idhaahdo Waxaa Si Rasmi ah Loo Daah Furi Doonaa Koobka La Farax Walaalkaa Oo Kooxaha Heerka Koowaad ah.


Waxaa Tartankan Ka Qayb Galaya 20-Kooxood Oo 18-Kooxood Ka Socdaan Magaalada Hargeysa, Halka Labada Kooxood Ee Kalena Ka Socdaan Magaalooyinka Gabilay Iyo Boorama.


Waxaa Beri Lagu Daah Furi Doonaa Kooxaha Carwo Sadaam Iyo True Cable Una Horeeya Group A Laguna Furi Doono Guud Ahaan Tartanka La Farax Walaalkaa.


Hadaba Beri Galinka Danbe Waa Kooxdee Kooxdaad Isleedahay Waa Badin Doontaa Hadii Alle Idhaahdo.


28-Jamadul Awel-1441 Khamiis By Tayo Qaran AL-Ahm├ąDi.