10-ka Cayaaryahan ee ugu mushaharka badan Horyaalka Ingiriiska (2020).

10-ka Cayaaryahan ee ugu mushaharka badan Horyaalka Ingiriiska (2020).
Liverpool's Mohamed Salah (left) celebrates scoring his side's second goal of the game with team-mates during the Premier League match at Anfield, Liverpool.

Horyaalka Ingiriiska (EPL) waa mid ka mid ah horyaalada ugu qaalisan kubada cagta adduunka xaga mushaharka laacibiinta. EPL ayaa soo jiidatay xiddigo badan oo kubada cagta sumcad wayn ku leh kuwaas oo mushahar aad u sarreeya ka qaata kooxaha waaweyn ee England, hadaba maxaad ka taqaan xidiga lacagta ugubadan u xaadira todobaad walba isla markaana qaata jawaan lacag ah.

#1. David de Gea – €375,000

Image result for deag david de gea

Qandaraaska David de Gea uu kula jiro Manchester United ayaa ka dhigaya ciyaaryahanka ugu mushaharka badan Horyaalka Ingiriiska.

#2. Mesut Ozil – £350,000

#3. Raheem Sterling – £300,000

#4. Paul Pogba – £290,000

5. N’Golo Kante – £290,000

#6. Kevin De Bruyne – £260,000

#8. Anthony Martial – £250,000

#9. Sergio Aguero – £220,000

#10. Hary Kane – £200,000